DOOD CILMIYEED: "Hal-abuurka ,Fursadaha ganacsiga, iyo La Qabsiga Bulshada".


Xarunta Hal-Abuurka Somaliland waxa ay soo qaban-qaabisay Dood-Cilmiyeed lagu Falanqayn doono "Hal abuurka ,Fursadaha Ganacsiga, iyo La Qabsiga Bulshada".
Barnamijkaas oo ka Qabsoomi doona Xarunta Hal-abuurka (Somaliland innovation Zone ) Maalinta Salaasada Bishuna Ay Tahay 18-10-2022; 6:30 pm.
Si aad uga Qaybgasho Barnamijka Halkan iska Diiwaan Gali.
https://tinyurl.com/F-Hal-abuur-ka
May be an image of text that says 'SOMALILAND innov tion zone WASAARADDA ISGAADHSIINTA IYO TIGNOOLAJIYADDA Panel discussion: Digital Innovation, Entrepreneurship Opportunities and Social Adaption Hal-abuurka, Fursadaha Ganacsiga iyo La Qabsiga Bulshada 18/0CT/2022 Somaliland Innovation zone'