The Somaliland Innovation Zone hosted the Innovation Program Forum on "The Role of Youth in Digital Innovation

The Somaliland Innovation Zone hosted the Innovation Program Forum on "The Role of Youth in Digital Innovation" last night. The Ministry of Communication and Technology established this center in collaboration with TaiwanICDF and invited entrepreneurs and experts in related technologies to participate in this program.
The goal of this program, was to bring together the country's academics and young people who are proud of their creativity so they could benefit from the advice and instructions given by the scholars.
Speakers have given presentations about digital innovation and key technologies in the last decade, and they emphasized the role of our country's youth in participating in modern innovation changes.
The director general of the Ministry of Communication and Technology said that the ministry is committed to encouraging young people in the field of innovation. He added that the Innovation Program Forum is an important opportunity for young people to exchange ideas and learn from each other's experiences.
#Hal-abuur
#MinistryofICT
#TaiwanICDF
#SIZ

^^_________________________________________^^
Xarunta Hal-abuurka Somaliland Somaliland Innovation Zone ayaa Habeenkii xalay qabatay Dood-cilmiyeed lagu falanqaynayey Doorka Dhalinyaradu ku Leeyihiin Hal-Abuurka Dhijitaalka ah "The Role of Youth on Digital Innovation".
Xaruntan oo ay hirgelisay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technologiyaddu oo kaashanaysa Xafiiska Maalgashiga ee TaiwanICDF ayaa qabata dood cilmiyeedyo ay kusoo casuumto aqoonyahano ku Xeel-dheer Hal-abuurka ganacsi ee Tiknoolajiyadda la Xidhiidha.
Hadaba Dood-cilmiyeedkan oo ay ka soo qayb-galeen masuulliyiin, aqoonyahan iyo dhallinyaro aad u tiro badan ayaa ujeedaddiisu ahayd, in lagu kulmiyo aqoonyahanka dalka iyo dhallinyarada leh hanka hal-abuurka si ay uga faa’iidaystaan tallooyinka iyo tilmaamaha ay bixinayaan aqoonyahanku,islamarkaana ay su’aalo kuweydiiyaan aqoonyahanka xaga Tignoolajiga ee madasha kusugnaa.
Iyado halkaa lagu soo bandhigay dood cilmiyeedyo iyo bandhig ka hadlaya 10- kii Sanno ee ugu dambeeyey ee Hal-abuurka dhijitalka ah ee dunidu ka socday, iyagoo kudheeraaday doorka dhalinyarada dalkeennu ay kaga qayb-qaadan karaan Isbedelka dhinaca hal-abuurka Casriga ah.
Ugu danbayntii, Agaasimaha Xarunta iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leeyihiin dood-cilmiyeedyada la isku waydaarsanaayo fikraduha, isla markaana sheegay inay wasaaradda ka go’an tahay dhiirigelinta dhallinyarada ee xaga Hal-abuurka Casriga ah ee la jaanqaadaya dunida maanta.