
Munaasibada Xil-wareejinta Wasiirka iyo W. kuxigeenka Cusub ee Wasaaradda Isgaadhsinta iyo Tignoolajiyadda JSL.
Munaasibada Xil-wareejinta Wasiirka iyo Wasiir kuxigeenka Cusub ee Wasaaradda Isgaadhsinta iyo Tignoolajiyadda JSL Mudane Jamal Mohamed Jama iyo Eng. Maaliki Abdi Hassan.Wasiirkii hore ee wasaaradda iyo wasiirka cusub ayaa maanta si rasmi ah xilkii ula kala wareegay. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa ka qabsoontay hoolka shirarka ee wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda JSL.