SAWIRO: Arday ka socotay Jaamacadda Camuud gaar ahaan kuliyadda ICT-ga (department of BIT -Junior Class A) ayaa maanta booqasho kuyimi Xarunta hal-abuurka Somaliland Innovation Zone .
SAWIRO: Arday ka socotay Jaamacadda Camuud gaar ahaan kuliyadda ICT-ga (department of BIT -Junior Class A) ayaa maanta booqasho kuyimi Xarunta hal-abuurka Somaliland Innovation Zone .
Arday ka socotay Jaamacadda Camuud gaar ahaan kuliyadda ICT-ga (department of BIT -Junior Class A) ayaa maanta booqasho kuyimi Xarunta hal-abuurka Somaliland Innovation Zone .
Qaar kamid ah maamulka iyo hawl-wadeenada xarunta hal-abuurka ayaa kusoo dhaweeyey ardayda islamarkaana warbixin ka siiyey sida ay ushaqayso guud ahaan xaruntu iyo tababarada kala duwan ee dhinaca Tiknoolajiyadda la xidhiidha ee Xaruntu bixiso.