Munaasibadda xidhitaanka Dufcadii 5aad oo tababaro mudo uga usocday Xarunta Hal-abuurka Qaranka ee Somaliland Innovation Zone ayaa lasoo soo gebagabeeyey caawa.
Tababaradan oo la xidhiidhay dhinacyada Kobcinta iyo tayeynta xirfadaha Tiknoolajiyadda casriga ah ayaa waxa ka faaidaystay shaqaalaha Hay'adaha Dawladda, Dhallinyarada Jaamacaddaha, Haweenka, Suxufiyiinta iyo qaybaha Ururadda bulshada.
Tababaradan ayaa waxa iska kaashaday Xarunta hal-abuurka iyo Xafiiska maalgashiga ee TaiwanICDF.
Tababaradan ayaa waxa Kamid ahaa:-