Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknolojiyadda Somaliland ayaa tababar u soo xidhay dufcaddii 5aad oo ka kooban 285 dhalinyaro oo xirfadaha kala duwan ee ICT-ga la xidhiidha ka bartay xarunta SIZ.

Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Somaliland ayaa tababar u soo xidhay dufcaddii 5aad oo ka kooban 285 dhalinyaro oo xirfadaha kala duwan ee tignoolojiyadda la xidhiidha ka bartay xarunta Somaliland Innovation Zone.