
DOOD CILMIYEED: "Hal-abuurka ,Fursadaha ganacsiga, iyo La Qabsiga Bulshada".
Xarunta Hal-Abuurka Somaliland waxa ay soo qaban-qaabisay Dood-Cilmiyeed lagu Falanqayn doono "Hal abuurka ,Fursadaha Ganacsiga, iyo La Qabsiga Bulshada".
Barnamijkaas oo ka Qabsoomi doona Xarunta Hal-abuurka (Somaliland innovation Zone ) Maalinta Salaasada Bishuna Ay Tahay 18-10-2022; 6:30 pm.
Si aad uga Qaybgasho Barnamijka Halkan iska Diiwaan Gali.
https://tinyurl.com/F-Hal-abuur-ka
