
The FIFTY Phase of Tech development training programs for Government ministers
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Mudane: Yusuf Warsame Xassan ayaa tababar la xidhiidha horumarinta iyo adeegsiga Tignoolajiyadda (ICT) u furayShaqaale ka kala socday qaar kamida Wasaaradaha dawladda.
Tababarkan oo ay fulinayso Xarunta hal-abuuka ee Somaliland Innovation Zone oo kaashanaysa xafiiska Maalgashiga ee Taiwan ICDF ayaa ujeedadiisu tahay:
1.Horumarinta doorka ICT ee Qaranka.
2.Kor uqaadida iyo tayeynta heerka xirfadda ICT ee shaqaalaha dawladda.
3.Abuurista kaabayaasha ICT-ga iyo bixinta adeeg wanaagsan.
Hormadii 5aad oo ka kooban 30 kamida Shaqaalaha Wasaaradaha :
1. Wasaaradda Xanaannada Xoolaha & Horumarinta Kalluumaysiga JSL
2. Wasaarada gaashaandhiga
3. Wasaarada Hawlaha guud iyo guryaynta.
^^______________________________________________________^^
The Director General of the Ministry of Communications and Technology, Mr. Youssef Warsame Hassan, inaugurated a training course related to the development and use of information technology (ICT).
employees of some government ministries.
This training, conducted by the Somaliland Innovation Zone in cooperation with the TaiwnICDF, aims to:
1. Expanding the nation's use of information and communication technology.
2. Improving ICT skills among government employees.
3. Building an infrastructure for information and communication technology and providing excellent service.
The fifth group, consisting of 30 employees in the ministry, is:
1. Ministry of Livestock and Fisheries Development
2. Ministry of Defense
3. The Ministry of Public Works and Housing.
#MICT
#TaiwanICDF
#SIZ