Munaasibada furitaanka qayb kamida barnaamijka kobcinta adeegsiga tiknoolajiyda oo ay bixinayso xarunta  SOMALILAND INNOVATION ZONE.

Munaasibada furitaanka qayb kamida barnaamijka kobcinta adeegsiga tiknoolajiyda oo ay bixinayso xarunta  SOMALILAND INNOVATION ZONE. 

Wasiir ku xigeenka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa furay tababar kusaabsan "???????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ????????????????????????????????????????????????????????????"  Banaamikan ayaa daaran sidii loo horumarin lahaa adeegsiga iyo ka faaidaysiga Xirfadaha la xidhiidha dhinaca Tiknoolojiyadda ee Guud ahaan dalka.  Tababarkan waxa qayb ah ahaa: -  
????. Ciidamada qaranka kuwaasi oo lagu tababari doono Isticmaalka iyo Cilad-bixinta Aaladaha tiknoolojiyadeed.  
????. Dhalinyaradda Jaamacadaha ee danaynaya oo iyagana lagu tababari doono Xirfada gaagaaban ee ICT-ga la xidhiidha, kana banaan hadba suuqyada Somaliland.  Ugu dambeyntii Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ayaa balanqaaday inay ka Wasaarad ahaan ku dedaalayaan sidii loo dabooli lahaa baahida Xirfadaha tiknoolojiyadeed ee ka jira Somaliland, islamarkaana loo kobcin lahaa shaqo-abuurka dhalinyarada.