sawiradii Waxa Xarunta Hal-Abuurka ee "Somaliland Innovation Zone" lagu daah-furay dufcadii 3aad ee tababarka kobcinta adeegsiga Tiknoolojiyadda ee laamaha dawladda.