Tababar ku saabsan sida loo Maamulo shabakadaha iyo seerfarada xogta lagu kaydiyo

Tababar ku saabsan sida loo Maamulo shabakadaha iyo seerfarada xogta lagu kaydiyo "Server and Network administration" ayaa lagu soo gabgabeeyey xarunta halabuurka Somailand.
Training on server and network administration has been completed at the Somaliland Innovation zone.
#MICT.
#TaiwanICDF.
#SIZ.