Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda oo kaashanaysa xafiiska maalgashiga ee Taiwan ICDF ayaa wejigii 2aad ee tababar Kobcita Adeegsiga Tiknoolojiyada ee Ciidamada ka daah_furtay Xarunta Hal-ab

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda oo kaashanaysa xafiiska maalgashiga ee Taiwan ICDF ayaa wejigii 2aad ee tababar Kobcita Adeegsiga Tiknoolojiyada ee Ciidamada ka daah_furtay Xarunta Hal-abuurka ee Somaliland Innovation Zone. Tababarkan oo ka mida tababaro ka socda xarunta oo daaran horumarinta adeegsiga tiknoolojiyadda ee guud ahaan qaranka, ayaa iyada oo wasaaraddu ka duulaayo kaalinta ay ciidamadu ugu jiraan qaranka hore ugu soo gabgabaysay wajigii 1aad ee tababarka bishi March 2022, Waxana lagu baran doona adeegsiga shabakadaha, cilad bixintooda iyo ilaalinta xogta ku kaydsan aaladaha kala duwan ee tiknoolojiyadda. Barnaajika oo ah mid ay baahi wayn u qabeen ciidamadu ayaa wax badan ka tari doona adeegsiga tiknoolojiyadda casriga ah ee ciidamada kala duwan ee Qaranka. The Ministry of Information Communication and Technology, in collaboration with Taiwan ICDF, launched the second phase of a tech development training program for the Somaliland Army at the Somaliland Innovation Zone. This is one of the trainings offered by SIZ to build up the technology sector for the entire nation. Taking into account the role of the Army, they completed the first phase of the training on March 2022. From this training, they will learn how to use networking, troubleshooting, and protection of data stored on various technological devices. The much-needed program will greatly facilitate the use of state-of-the-art technology in the various national forces. #MICT #TaiwanICDF #SIZ