The Fourth Phase of Tech development training programs for Government agencies

The Somaliland Innovation Zone is hosting the Tech Usage Development Program, which is relying on training to boost ICT knowledge and its utilization. The Ministry of Information, Communication, and Technology and the TawainICDF Office have collaborated on this training with the aim of developing ICT skills in government agencies.
The ministries that are attended at this session of training include the Ministry of Trade and Tourism, the Ministry of Justice, and the Ministry of Investment and Industry.
^^___________________________________________^^
Barnaamijka Kobcinta Adeegiga Tiknoolajiyadda oo ku salasan tababaro la xidhiinta aqoonta ICT-ga si kor loogu qaado ka faa'iidaysigeeda ayaa ka socda xarunta Hal-abuurka Somaliland
ee Somaliland Innovation Zone, Tababarada oo ay iska kaashadaan Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda iyo Xafiiska TaiwanICDF, ayaa u jeedadiisu tahay horumarinta  
adeegsiga Tiknoolojiyadda ee laamaha dawlada.Tabaarkan ayaa waxaa ka qaybqadanaaya wadaaradaha: Ganacsiga iyo Dalxiiska, Cadaalada, iyo horumarinta Maalgashoga iyo Warshadaha.

#MICT
#TawianICDF