
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknonoolajiyadda Mudane: Yuusuf Warsame Hassan ayaa maanta ka daah-furay Xarunta Hal-abuurka Somaliland Barnaamijka Fagaaraha Hal-abuurka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknonoolajiyadda Mudane: Yuusuf Warsame Hassan ayaa maanta ka daah-furay Xarunta Hal-abuurka Somaliland Barnaamijka Fagaaraha Hal-abuurka.Barnaamijkan oo ka kooban Dood-Cilmiyeedyo iyo Cilmi-Baadhisyo ayaa doodii ugu horaysay lagu falanqeeyey “Fursadaha iyo Caqabadaha ka jira ganacsiyada Bilawga ah ee Tiknolojiyadda (Opportunities and Challenges of Digital Startups of Somaliland).
Taas oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin, aqoonyahan iyo dhaliinyaro tiro badan oo ay fursad u tahay in ay la kulamaan aqoonyahanka kala duwan.
#qaybti1aad_ee_Sawirada.
^^_____________________________________^^
Mr. Yuusuf Warsame Hassan, Director General of the Ministry of ICT, launched the Fagaaraha Hal-abuurka Program at the Somaliland Innovation Zone today. This program is intended to empower scientific discussions and research studies of Technology.
The first debate of this program was held today, which featured (the Opportunities and Challenges of Digital Startups in Somaliland). Many authorities, academics, and young people attended, allowing them the opportunity to meet a variety of experts.
#part1_of_photos
#FHALABUURKA
#MICT
#TaiwanICDF