
REJO DIGITAL MARKETING
Rajo Digital MarketingRajo Digital Marketing is a growing company founded by two young people who benefited from the Somaliland Innovation Zone where they learned the knowledge and skills related to modern Digital Marketing.
Rajo Digital manages all of your business's social media presence and makes it easy for you to do everything you need to share your business with the community.
^^______________________________________^^
Rejo digital marketing waa shirkad kobcaysa oo ay aasaaseen laba dhalinyaro ah oo ka faa’iidaystay Xarunta Hal-abuurka halkaasi oo ay ka barteen aqoonta iyo xirfadaha la xidhiidha suuq-gaynta casriga ah (Digital Marketing) walina xaruntu gacanta ku hayso. Rajo wax ay kuu maamulaysa dhamaanba Bogoga uu ganacsigaagu ku leeyahay baraha bulshadu ku xidhiidho isla markaana kuu fududaynaysaa dhamaanba waxaa aad u baahan tahay si aad bulshada kula wadaagto adeegaaga ganacsiyeed.
Ujeedada Shirkadani ayaa ah in ay ganacsatada u fududayso sidii ay u gaadhi lahaayeen bulshada meel kasta oo ay joogaan isla markaana noqoto mid kamida shirkadaha hogaamiya xayeysiisyada casriga ah.
Shirkadan waxay muhiimad siinaysaa danaha macaamiisha ay u adeegto ugana jawaabaan baahidooda suuqgeyneed, iyadoo si xirfadaysan ugu adeegaaya, siinaayana tababarro iyo la-talin taasoo caawin doonta ganacsiyada, shakhsiyaadka gaarka ah iyo Hay'adaha aan faa’iido doonka ahaynba.
Shaqooyinka ay kuu qabanayaan waxaa kamid ah: -
■ Samaynta iyo u maamulida Bogagga ay ganacsiyadu ku leeyihiin baraha Bulshada.
■ Diyaarinta boodhanka xayeysiisyada.
■ Diyaarinta iyo nashqadaynta boosterada baraha bulshada ( Social media Post design).
■ Diyaarinta Muuqaalada Xayaysiisyada.
■ Fududeynta Sidii website-kaaga looga heli lahaa meelaha wax laga baadho sida google.
■ Samaynta Calaamadda Ganacsigaaga (LOGO).
■ Udiyaarinta ganacsigaga inuu yeesho muunad Caalami ah (Branding Identity).
■ Qaadista Sawiradda .
Rajo Digital Marketing waxay u adeegtay mudada kooban ee ay jirtay ganacsiyo kala duwan sida Bangiyada, Shirkadaha, Hotelada, Hay'adaha Dawlada, Hay'adaha madaxa banaan iyo dhamaan meheradaha ganacsi nooc walba.
Kala Xidhiidh
Tell: +252634222130/ +252634736240
FB: @Rajo Digital Marketing
https://www.facebook.com/RajoDigitalMarketing
Email: [email protected]