Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Somaliland ayaa tababar u soo xidhay dufcaddii 4aad oo ka kooban 205 arday oo bartay xirfadaha kala duwan ee tignoolojiyadda.